Howgal Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo laga sameeyey Degmada Jowhar

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalmihii ugu dambeeyey waxaa Degmada Jowhar ka socdey Howglo lagu Xaqiijinayo Amniga, loogana hortagayo dhibaatada ay geystaan Ciyaal weerada oo ka jiray Degmada kuwaas oo saameyn ku yeeshey Nolosha Bulshada iyo Ganacsiga Magaalada.

Howgalkan ayaa waxaa wadey Saraakiisha Laamaha Amniga Degmada iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabeele, waxaana laga sameeyey Goobaha ay dhalinyarada isugu imaadan sida Garoomada Kubada Cagta, Maqaaxiyaha, wadooyinka, si loogu dhiiri geliyo in ay Nabada ka shaqeeyaan islamarkaana isku garab siiyaan Horumarinta Noloshooda.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War, ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here