Howgal lagu Xaqiijinayo Amniga Oo laga sameeyey Degmada Dharkenley Gobolka Banaadir

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciidamada Amniga Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa Howlgallo dad badan lagu soo qabtay Waxa ay ka sameyeen dhammaan xaafadaha Degmadaas.

Howlgalka ayaa waxaa Hogaaminaayey Taliyo kuxigeenka Saldhiga Booliska iyo Guddoomiyaha Amniga waxaana ujeedku ahaa Xaqiijinta Amniga Degmada iyo Bulshada

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here