Howgal Lagu Burburinayey Guriyaha Sharci darada loogu dhisey wadada Oo ka Bilowdey Kismaayo.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa calaamadeeyey guryo si sharcidaro ah looga dhisay wadooyin ay bulshadu si maalinle ah u isticmaali jirtay. Gudoomiyaha ayaa arinkan ugu goleh helida wadooyin waafi ah islamarkaasna Magaalada Kismaayo ay noqoto maagaalo lajaan qaada magaaloyinka kale ee Soomaaliya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here