Howgal Lagu Burburinayey Guriyaha Sharci darada loogu dhisey wadada Oo ka Bilowdey Guriceel

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo helo wado balaaran oo ay wada mari karaan dadka iyo Baabuurta ayaa Maamulka Degmada Guriceel bilaabey duminta guriyaha soo galay wadooyinka islamarkaana Ciriiri ka dhigey kuwaas oo maalmihii ugu dambeeeyey lagala hadlaayey in ay baneeyaan wadooyinka ay dhisteen

Xaafada Dalsan gaar ahaan Waaxda Iftiin waxay kamid tahay wadooyinka Howlgalka duminta lagu sameeyey taas oo Ciriiri xooganaa ka jirey dadka iskalahaa Guriyahana lagu qanciyey in ay u hogaan samaan awaamiirta Dowlada Hoose Degmada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here