Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Bardaale ayaa burburiyey guryo ay sheegeen in si sharci daro ah loogu dhisey Hareeraha wadooyinka oo uu Maamulka haatan ku wado dhismo iyo baraalin.
Degmada Bardaale ayaa waxaa ka socdey dhismayaasha wadooyinka, kuwaasi oo Maamulka sheegey in la gaarsiin doono dhamaan jidadka dhexmara Xaafadaha Degmada
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani