Howlgal Lagu baneynayo Wadooyinka Oo ka Bilowdey Deegaanka Awdiinle

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wadooyinkan dhismaha ku socda ayaa isku xirtaa  Baydhabo, Bardaale iyo Qansaxdheere Ee Gobolka Baay, taas oo ka jirtey Burbur xoogan ayna dhibaata ku qabeen Baabuurka Xamuulka oo halkaasi ka gudba iyo wadooyinka qaar oo Xaafadaha dhaxamara,dhismaha wadadaan ayaa Fulinaya Maamulka Deegaanka Awdiinle oo kaa shanaya Shacabka Deegaanka iyo Gaadiileyda wadadaas isticmaasha

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here