Horyaalka Baidoa Supar League oo Baydhabo Ka Furmay

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka kubadda cagta magaalada Baydhabo Dr, Ayuub ayaa waxaa si toos ah uga furmay koobka kooxaha heerka koowaad Baidoa Supar League (Southwest state Super League) kaasi oo ay ka qeyb qaadan doonaan 6 koox oo ah kuwa ugu xifaaltanka weyn ee koobkaani.

Furitaanka Baidoa Supar League ayaa waxaa goob-joog ahaa mas’uulin ka tirsan maamulka KGS oo ugu horeeyo agaasimaha madaxtooyada koonfur galbeed Cabdifitaax Mahad, agaasimaha wasaaradda dhalinyarada, Cabdukaadir Shariif Xirrow, guddoomiyaha Olombikada koonfur galbeed, guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta koonfur galbeed iyo guddiyada kale ee kubadda cagta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here