Horumaro kala duwan Oo Sameynaya Garoonka diyaaradaha Degmada Xudur

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa in mudo ah Garoonka diyaaradaha ee degmada xudur ka socodey dayacatir kala duwan maadama shirkadaha diyaaradaha ay horey u sheegen in ilida jirta darteeda aan diyaarad soo degi karin balse hada waxaa dib u bilowdey duulmaadyadii diyaaradaha ayigoona imaan kara xili danbe.

Howlaha dib u dayacatirka ayaa ahaa mid ay iska kaashanaayeen maamulka gobol bakool kan degmada xudur iyo wasarada gaadiidka iyo duulista hawada ee maamulka konfur galbeed somaliya ayidoona garoonka lagu soo kordhiyey dhismiyaal cusub oo aan horey uga jirin gudahiisa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here