Horumaro kala duwan Oo laga dareemayo Deegaanka Jawiil Gobolka Hiiraan.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Jawiil ee Gobolka Hiiraan waxa uu kamid yahay Deeganada dhawaan Dowlada Soomaaliya gaartey Mudo kadib tan iyo Xiligaas waxaa Deegaanka laga hirgeliyey Mashaariic kala duwan oo lagu dhisey si isku tashi ah islamarkaan ay kami yihiin Xarumo Caafimaad hirgelinta Soolarka Qoraxda ku shaqeeya Xafiisyada Maamulka Saldhiga Booliska iyo Horumarinta Beeraha

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here