Horumaro dhanka Amniga ah Oo laga dareemaya Magaalada Baydhabo.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay marka dib loo eego waxay u muuqataan mid si aad ah uga soo kabaneysa dhibaatooyin Amni daro iyo dagaalo isbiirsadey taas oo caqabad ku ahayd Horumar kasta Bulsho ay sameyn lahayd, Horumaro dhanka Amniga ayaa horseedey in dadku si Nabad ah wax ku bartaan ku Ganacsadaan ku Cibaadeystaan Habeen iyo Maalin

Horumaradaas dhinaca Amniga ah ay sameysey Magaalada Baydhabo ayaa ku timid Wada shaqeyn wanaagsan oo dhax martey Ciidanka Booliska iyo Shacabka taasina ay fududeysey in laga hortago wax kasta oo dhibaata Amni keeni kartey.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here