Horumar Ganacsi Oo Laga Dareemayo Suuqyada Baydhabo

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay kaalin weyn dhinaca ganacsiga kaga jirta magaalooyinka kale ee ka tirsan koonfur galbeed soomaaliya iyadoona dhan weliba ganacsigeeda uu yahay mid horumar leh madaama magaalada maalgashi fiican ay ku sameysteen ganacsatadeeda.

Dhismooyin iyo goobo ganacsi oo cusub ayaa ku soo kordhaya magaalada Baydhabo taasi oo keeneysa in ay ganacsatada magaalada iyo kuwa kale in ay ku soo dhiiradaan in ganacsiyo ay ka sameystaan magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here