Horudhac: Southampton vs Chelsea

0
790

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxda kubada cagta ee Southampton ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League galabta la balansan naadiga Chelsea.

Blues oo dardar xooggan ku socota tan iyo markii shaqada kooxda uu la wareegay Macallin Thomas Tuchel ayaa wajihi doonta tijaabo adag galabta marka ay booqdaan garoonka St. Mary’s Stadium.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 03:30 Galabnimo xilliga geeska Afrika

Garoonka: St. Mary’s Stadium

Garsooraha: Anthony Taylor (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here