Hormuud Foundation Oo Hal milyan dollar ugu deeqday Dadka Saameysay Fatahaada.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo ay jiraan kumanaan Qoysas ay saameysey Roobabka Fatahaada watay ee dalka ka da,ay hadana waxaa socda Gurmad loo fidinayo dadkaas dhibaatadu heysato Hormuud Salaam Foundation ayaa Hal milyan dollar ugu deeqday Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ka dhacdey Gobollada iyo Degmooyinka Dalka sidii wax loogu qaban lahaa.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here