Hormaro Ganacsi Oo Laga dareemayo Carwooyinka Baydhabo

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Xaruumha Ganacasiga ee Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa laga Dareemaaya is bedel Horumarineed iyadoo ay Magaalada laga hirgeliyey Xaruumo Ganacsi oo kala duwan aan horey uga jirin Magaalada Taasina keentey in dhalinyarada Degaanka ay dib u maalgashadeen Degaankooda.

Marka laga hadlo Carwooyinka lagu iibiya qeybaha kala duwan ee Dharka dharka Sportiska ee aad u iibsataan dhalinyarada ee ku yala Magaalada waxey kaalin weyn kaga jiraan in Bushada Magaalada Baydhabo ay maalintii ilaa habeen inta laga gaaraayo xili danbe ay si aad ah uga dukaameystaan Ayidoona midasi qeyb ka tahay kobaca Ganacsiga ee Deegaanka

Warkung waliba nig haayte Mariing Maallnyg Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here