Hormar dhanka Amniga ah Oo Laga Dareemayo Degmada Matabaan

0
80

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) maamulka degmada Matabaan ayaa ka warbixiyay howlaha ka socdaan degmadaasi mudooyinkaani iyo sidii degmada ay u heli laheyd wax yaabaha aas aasiga u ah bulshada sida xaruumaha Caafimaadka, iskuulada saldhigyada booliska iyo wax kasta oo muhiim u ah bulshada degmada Matabaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here