Hormar dhanka Amniga ah Oo Laga Dareemayo Degmada Af-gooye

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Degmada Afgooye ee Gobalka Sh.Hoose oo ah degmo qadiima ah, jirta kumanaan sano ayaa waxay sameyneysaa mudooyinkan dambe horumaro kala duwan gaar ahaan isbedel weyn oo laga dareemayo Amniga, waxaana si fiican u socda dhaqdhaqaaqyada Ganacsiga iyo Tacbashada beer ah oo dadka deegaanka ay ku tiirsan yihiin

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here