Hordhac: Manchester City vs Bournemouth

0
283

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kooxda Man City ayaa marti galinaysa kooxda Bournemouth kulan ka tirsan premier League kaas oo ka dhici doona garoonka Etihad Stadium kana tirsan todobaadkii 36-aad.

Man City ayaa haysata fursad ay kulankii 3-aad oo xidhiidh ah ku badiso 5 gool iyada oo uu yahay rikoodhka kaliya ee ay City lafteeda iyo Chelsea horay u kala sameeyeen sanadihii 2017 iyo 2010.

Ka dib markii ay 4-1 ku garaaceen kooxda Leicester City axadii, guul kale oo ay ka gaarto afarta koox ee ugu saraysa ayaa Bournemouth ka caawinaysa in ay gaadho kaalinta 17-aad.

Kulanka: Man City Vs Bournemouth

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 8:00

Garoonka: Etihad Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here