Hordhac: Man United Vs Brentford

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Man United ayaa marti galinaysa kooxda Brentford kulan ka tirsan premier League kana dhici doona Old Trafford.

Man United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay badiyaan si ay cadaadiska uga qaadan tababarohooda.

Dhinaca kale Brentford oo rikoodh fiican ku jirta xilli ciyaareedkan ayaa doonaya in ay sii wadaan guulaha.

Kulanka: Man United Vs Brentford

Tartanka: Premier Legaue

Wakhtiga: 5:00

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Manchester United ayaa shan guul oo xiriir ah garoonkeeda kaga badisay Brentford, guuldaradii ugu danbeysay ee horyaalka ee Bees ee Old Trafford ayaa soo gaartay 1937dii.

Manchester United ayaa badisay kaliya hal kulan lixdii kulan ee ugu dambeysay Premier League (2 bar-baro, iyo 3 guul darro).

Man United ayaa laga yaabaa in laga badiyo 3 kulan oo xidhiidh ah oo garoonkeeda markii ugu horaysay tan ilaa 1979.

Red Devils ayaa laga yaabaa inay gool la’aan ahato 4 kulan oo xidhiidh ah markii ugu horaysay tan ilaa 1989-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here