Hordhac: Man United iyo Liverpool

0
511

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxda Mna United ayaa marti galin doonta kooxda Liverpool kulan ka dhici doona Old Trafford kulan ka tirsan waereega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka.

Markii labaad muddo todobaad ah labada kooxood ee ugu guulaha badan kubada cagta England ayaa isaga hor iman doona kulan ka tirsan FA Cup-ka.

Labada Kooxood ayaa isha ku haya in ay iska xaadiriyaan wareega xiga ee tartanka FA Cup-ka si ay u sii wadaan u tartamista koobka ugu da’da weyn taariikhda kubada cagta.

Kulanka: Man United Vs Liverpool

Tartanka: FA Cup-ka

Wakhtiga: 8:30 Fiidnimo

Garoonka: Old Trafford

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here