Hordhac: Crystal Palace Vs Man United

0
567

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Man United ayaa kulan horyaalka ah waxa ay marti ugu yihiin kooxda Palace waxa ay kulankaas galayaan iyadoo Cavani laga yaabo in uu ku soo laabto shaxda kooxda ka dib markii uu dhaawac ku seegay sedexdii kulan ee la soo dhaafay

Pogba kulankaan waa uu maqan yahay  halka Jones isna u badan tahay in uusan ciyaari doonin inta xilli ciyaareedka ka hartay

Xogta Kulanka

Crystal Palace ayaa bilaa guul ah 12 kukan oo garoonkooda ah oo ay ku martti giliyeen United tan iyo sanadkii 1991-dii , sedex bar bar dhac iyo 9 guul darro ayay wataan

*Man United ayaa basiiday afar kulan oo iska xiga oo banaanka garoonkooda ah waliba horyaalka ah iyadoo ka hor tageysa Palace

*Palace ayaa hamineysa in markii ugu horeeysay laba kulan is xiga ay garaacaan United hal xilli ciyaareed gudaheed

* United waxa ay badiyeen 5 kulan oo qeyb ka ah lixdii is arag ee hore .

*United ayaa guul dareystay kaliya hal kulan 20 kii kulan horyaalka ah , 12 waa badiyen halka 7 ay galeen bar bar dhac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here