Hordhac :- Brighton Vs Liverpool

0
368

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxda Ku guulaystay horyaalka premier League ee Liverpool ayaa marti u noqon doonta kooxda Brighton kulan ka tirsan todobaadkii 34-aad kana dhici doona garoonka The American Express Community Stadium.

Reds ayaa kulanka soo galaysa iyada oo isha ku haysa rikoodho ka yaala Premier League kadib markii ay wakhti hore ku guulaysteen horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Dhanka kale Brighton ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ku jira qaab ciyaareed fiican haatanbana sii xaqiiqsatay in ay xilli ciyaareedka dambe ka ciyaari doonto premier League.

Kulanka: Brighton Vs Liverpool

Tartanka: Premier Leageu

Wakhtiga: 10:15

Garoonka: The American Express Community Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here