Hordhac: Arsenal Vs Man City

0
299

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxaha Arsenal iyo Man City ayaa isaga hor iman doona garoonka Wembley kulankii ugu horeeyay ee Semi-finalka tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan kulan si gaar ah u leh xiisihiisa iyo xamaasadiisa.

Kooxda Mikel Arteta ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo ay ka go’antahay in ay iska xaadiriyaan Finalka tartanka FA Cup-ka si ay xilli ciyaareedkooda ugu badbaadiyaan koob.

Dhanka kale Man City oo laga qaaday horyaalka premier League xilli ciyaareedkan ayaa dhankeeda soo galaysa iyaga oo ay ka go’antahay in ay ku guulaystaan FA Cup-ka oo ay xilli ciyaareedkii hore ku guulaysteen.

Kulanka: Arsenal Vs Man City

Tartanka: FA Cup

Wakhtiga: 9:45

Garoonka:Wembley

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here