Hordhac: Arsenal Vs Leeds:

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Man City ayaa marti galinaysa kooxda Leeds United kulan ka tirsan premier League kana dhici doona Emirates.

Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guulaha premier League kuna sii dhawaadaan ku guulaysiga horyaalka.

Dhinaca kale Leeds ayaa doonaysa in ay joojiso kooxda reer London oo ay cid walba ku fashilantay marka laga reebo kulamo aad u yar.

Kulanka: Arsenal Vs Leeds

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 6:00

Garoonka: Emirates Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here