Hordhac: Arsenal Vs Brentford.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Arsenal ayaa isha ku haysa in ay ka fogaato in laga badiyo sedwex kulan oo is xiga dhaman tartamada tan iyo sanadki 2022-dii

Kulanka: Arsenal Vs Brentford

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 6:00

Garoonka Emirates

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Guusha kaliya ee Brentford ay ku badisay siddeed kulan oo horyaalka iyo League cup-ka ee ay u martisay Arsenal waxa ay ahayd 2-0 oo ay ku badisay  bishii April 1938 (3 bar bar dhac , iyo 4 guul darro ).

Guuldaradii Everton ayaa ahayd guuldaradii ugu horaysay ee Arsenal soo gaadha 14 kulan oo horyaalka ah inkasta oo ayna wax guuldaro ah la kulmin sagaalkii kulan ee ugu danbeeyay ee ay ku ciyaartay garoonkeeda xilli ciyaareedkan iyaga oo badiyay 8 kulan.

Gunners ayaa halis ugu jirta in laga badiyo seddex kulan oo xiriir ah tartamada oo dhan markii ugu horeysay tan iyo Abriil 2022

Kooxda ka dhisan waqooyiga London ayaa dooneysa inay ku guuleysato kulanki sideedaad oo xiriir ah Premier League. ee kulama London derby, waxa ayna barbareyn doonaan rikoorka hal xilli ciyaareed (waxaa dhigtay Chelsea 2005-06 iyo 2014-15, iyo Arsenal 2013-14).

Brentford lagama badin sagaal kulan oo Premier League ah (5 badis, iyo 4 bar bar dhac)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here