Hordhac:- AC MIlan Vs Inter Milan.

0
155

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waa kulan oo wax waliba laga filan karo marka Caawa laba Milan iski arkaan lugta 1-aad ee wareegga semifinalka Champion-ka

Xogta Kulanka

Tani waxay noqoneysaa markii shanaad oo ay Milan iyo Inter isaga horyimaadaan tartamada Yurub, iyadoo Milan aan laga badinin afartii kulan ee hore (2 guul iyo 2 barbaro), Waxa ay hore ugu kulmeen heerkan oo kale tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkii 2002-03, iyadoo Milan ay ku soo baxday finalka goolasha martida (1-1 celcelis ahaan).

Milan iyo Internazionale ayaa horay u kulmay seddex jeer tartamada oo dhan xilli ciyaareedka 2022-23, iyadoo Inter ay badisay mid kasta oo ka mid ah labadii kulan ee ugu dambeysay (1 guuldarro ayay qaabileen). Runtii, Milan saddex jeer lagama badin hal xilli ciyaareedgudahiis iyaga oo Inter la ciyaaraya  tan  1994-95 (laba Coppa Italia iyo hal jeer Serie A).

AC Milan kaliya hal kulan ayaa laga badiyay 6dii semi final hore ee ay garoonkooda ku ciyaareen iyadoo Champion-ka la jooo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here