Hooyooyinka ku Nool kaamka Bootis Oo codsaday in Laga Caawiyo Afurka Bisha Ramadaan.

0
225

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Soomaaliya ayaa dhexda uga jirta abaartii ugu darneyd Mudooyinkii ugu dambeeyey, iyadoo malaayiin qof ay u baahan yihiin gargaar, kumanaan kalena ay qarka u saaran yihiin inay in ay saameeyeen abaaruhu halka in ka badan nus milyan ay ku barakaceen abaaraha ka jira deeganadooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here