Hooyooyin Si Online ah Qur’aanka Kariimka uga barta Mu,asasada Ansaar Oo Doortay Hogaan

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waayadan dambe waxaa soo badanaya dumarka wax ka barta dhamaan dhinacyada waxbarashada sida qur’aanka kariimka ah iyaga oo ku baranaya qaab Onlin ah. Mu’asasada Ansaarul Qur’aan oo ka mid ah musasada lagu barto Qur’aanka si online ah ayaa waxaa wax ka dhigta hooyooyinka iyo caruurtooda iyaga gurigooda jooga xiliyada fursadaha ay leyihiin.

Guddoomiyaha Mu’asasada Ansaarul Qur’aan Faadumo Maxamed Nuur oo dhawaan loo magacaabay Guddoomiyaha isku xirka haweenka wax ka barta Mu’asasada Qur’aanka kariimka ah ayaa ka hadashay muhiimadda ay haweenka u leeydahay barshada Qur’aanka kariimka ah iyadoo sheegtay in ay ka shaqeynayso xiriirka ka dhexeeya macallinka iyo gabadha waxa ka bartaa Mu’asasada Ansaarul Qur’aan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here