Hooyooyin Carruur Nafaqa dara heysata kula jira Isbitaalka Gobolka Baay Oo Xaaladooda ka waramay.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Abaarta ka jirta gobolada koonfur galbeed ayaa waxaa si aad ah u saameysey dadka ku nool tuulooyinka ama ku tiirsanaa Xoolaha iyo tacbashada beeraha kuwaasi oo afar sano abaarsadeen beerahooda.

Intaasi kadib carruurta ka yar 5 sano ee ku nool tuulooyinka degmooyinka qaar ee ka tirsan kg ayaa waxey la kulmeen nafaqo yari aad u daran kuwaasi oo u baahan in gar gaar lala gaaro.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here