Hooyo Wiilkeeda Qaliin bilaash ah Loogu Sameeyey Magaalada Muqdisho.

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Redsea Hospital oo ka mid ah Isbitaalada Gobolka Banaadir ayaa qaliin dhanka Wadnaha ah ku sameeyay ugu yaraan 8 Caruur ah kuwaas oo la daala dhacaayey Cudurada daloolka Wadnaha ee badiin ay ku dhashaan Caruurta.

Qaliinkan Wadnaha ah ee lagu sameeyay Caruurtan ayaa ahaa mid bilaash ah, ka dib markii lagu xujeeyay Waalidiinta in 10 kun ay bixiyaan si qaliinka loogu sameeyo caruurtooda dalka dibadiisa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here