Hooyo Soomaaliyeed Oo Isbitaalka Baydhabo ku dhashay 3 caruur oo mataano ah.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hooya Faadimo Siraad Waxey ka mid ah Tahay Hooyoyinka Ku Nool Mid ka Mid ah Xaafadaha Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Waxeyna Hooyadaan Maanta Isbitaalka Weyn Ee Gobolka Baay Ku Dhashey 3dax Maataano oo ah Gabdho Taasi oo Allaah Uga Deeqey Ayidoona Horey u soo Dhashey Caruur kale.

Uga horeyn Hooya Faadimo ayaa waxey Ka Hadshey Sida ay hada Yihiin iyada Iyo Caruurta Ku Soo Biirtey Ayidoo ay Wili Ku Jiraan Isbitaalka Waxeyna ay Codsatey In la Caawiyo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here