Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyo muslimo maxamed mursal oo ka xanunsan wilkeeda Labaatan jira oo curiyaana ah, waxayana ku nooshahay kaamka Albarka two oo ku yaala duleedka magalada Baydhabo, waxa ay degan tahay mudo ku dhawaad Laba sano waxaay tilmaantay in ay wiilka adeeg caafimad fiican helin.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi