Hooyo naafo ah oo dhawaan gurigeeda ka gubtey oo dadka muxsaniinta ah ka dalbatey in mar labaad loo dhiso gurigeeda.

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyo Luul Cabdulaahi waa qof qaba baahiyaha gaarka ah, waxay degantahay xaafadda Towfiiq ee Magaalada Baydhabo waxaana maalmo ka hor gurigeeda wiil iyada dhashey oo madaxa loogu jiro dhamaan waxaa gubtey gurigeeda iyo alaabtii ay yaashey sidoo kale guriga waxaa gubashadiisa raacey gaarigii ay ku soconeysey.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here