Hooyo mudo ku dhow 10 Sanadood ka shaqeynaysay iibinta Uunsiga Oo Ka Warbixisay Ganacsigeeda

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweenka soomaaliyed waa kuwa kaalin weyn ka qaadanaya Hormarinta qoysaskooda Ayagoo raba in ay Daboolaan dhibaatooyiinka qoyska so wajaha iyo nolashooda.

Hooyo maryan cali yarow waa hooyo mudo ku dhow 10 sanadood ka shaqeynaysay uunsiga kariska oo soomaalida si badan ay u isticmaalaan Carfinta guriyaha Waxay Radio Arlaadi Uga Warbixisay Howsheeda Maalinlaha ah.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here