Hooyo ku dhibaateysan Degmada Xudur Oo Codsatay In Guri loo dhiso.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Leyla Maxamed oo ah Hooya Haysta sideed Caruur Agoon ah kuna Nool Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka bakool ayaa Sheegtey in iyada iyo Caruurteeda ay Yihiin kuwa La soo deristey Xaalada Nolal Xuma ah Maadama aysan haysan Wax Garab ah.

Hooyo Leyla iyada iyo Caruurteeda ma haysato meel oo ay ku hooyadaan hada waxay ku jiraan guri yar oo ka Sameysan Geedo Iyo Dhar la isugu geeyay, Mana Awoodo in ay soo gurata Geedihii ay ku dhisan laheyd guri sidoo kelana caruurteeda ma haystaan Waxbarasho Caafimaad Dhar iyo Cunta Ku Filan Maadama ay Hooyadooda la daalaca dhici jirtey sidii ay u maareyn laheyd Noolashooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here