Hooyo dhashay wiil ku xanuunsan Baydhabo oo dalbatay in la soo caawiyo.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hooyo Qureysho waxay markeedii hore ku noolaayeen iyada iyo wiilkeeda oo xanuunsan Tuulada Buula gaduud oo ka tirsan Gobalka Baay, waxaa welwel ku haya ilaalinta Wiilkeeda Deerow oo 24 jir ah kaasi oo xanuunka uu hayo bedelay jirkiisa oo idil.

19 sano ayay la tacaaleysay wiilkeeda waxaana xanuunka uu hayo ku dhacay isagoo 5 sano jira ah kaasi oo naafa ka dhigay, tani iyo xiligaas ma helin daryeel caafimaad, waxaana dhawaan markii ay soo gaareen Kaam ku yaala Magaalada Baydhabo ay geysay Hooyadiisa Xaruun Caafimaad oo ay dhaqaatiirta ku sheegeen in aysan wax ka qaban Karin xaaladiisa balse uu qabo Cudurka Sokorta.

Hooyo Qureysho ayaa sheegtay in Wiilkeeda U baahan yahay Daweyn Caafimaad, maaddaama xaaladdiisa caafimaad ee jirkiisa aysan weli wanaagsanayn.

Warbyhingtung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here