Hooyo daruufo adag kaga shaqeynaysay Dhismiyaasha Baydhabo Oo Maalgelin Ganacsi loo sameeyey.

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Baraha Bulshada waxaa lagu faafiyey muuqaalka Faaduma Aadan Cali oo ah Maamo waayeel ah oo ka shaqeyneysa dhismayaasha guryaha oo nin oday ah uu ku qasbayo shaqada, iyadoo la hadleysa Warbaahinta.

Daqiiqado kooban oo wareysigaasi uu socday kadib waxaa goobta yimid nin odey ah oo masuulka ka ahaa dhismaha guriga, wuxuuna u gacan qaaday Maamadii oo TV-ga u warameysa, waxayna u carartay dhanka shaqada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here