Hooyo danyar ah ku nool kaamamka Barakacayaasha jowhar oo dalbatay in la caawiyo.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mid kamid ah kaamamka barkacyaasha ee ku yaala degmada Jowhar gaar ahaan xaafadda Horseed ayaa waxaa ku nool dad badan oo danyar ah oo xiligaani ay ku jiraan xaalad adag oo dhinaca nolosha madaama aysan heysan wax noloshooda ay ku mareyaan ama isticmalaan sedaxda waqti ee debka la shidto.

Baahiyaha kaamka ka jira ayaa waxaa kamid ah biy yari, caafimaad daro iyo wax yaabo kale oo nolosha aas aasiga u ah oo aan jirin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here