Hooyo Caruurta danyarta Boosaaso si Bilaash ah wax ku barta Oo dalbatey in Iskuul loo dhiso.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xiryaha barkacyaasha magaalada Boosaaso gobolka Bari qaarkood waxaa ku nool carruur is kugu jiraan agooman iyo kuwo dan yar ah kuwaasi oo u baahan in ay helaan adeegyo ay kamid tahay waxbarashada si ay mustaqbalkooda u hagaajiyaan.

Kaamka Ubaad oo kamid ah kaamamkaasi ayaa waxaa iskuul ka sameysan jiingad iyo waxyaabo kale oo lisku xirxiray wax ka dhigtaa hooyo Faadimo Jaamac Diiriye oo ku jirta da’da 70 sano ayaa mudoo shan iyo tobon sano isoo qaremaysay sidii carruurta danyarta ah waxbarasho u heli lahayeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here