Hooya Xabiibo oo ku dhibaateysan Magaalada Baydhabo Oo Bulshada ka Codsatay in loo gargaaro.

0
218

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hooya Xabiibo Xasan Maxamuud oo ah afartan sano jira kun nool Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxey ku nooshahay noolala Daruufeysan ayidoo markeedi hor ka timid tuulo lagu magacaabo Sigla halkaasi oo ay ku dhaltey kuna soo barbaartey, waxeyna ay Tuuladaasi kula nooleyd ninkeeda iyo caruurteeda halka uu ninkeeda Ka mid ah ahaa dadka magaalooyin keena dhuxusha kuna maareyn Jirey noolasha reerka,balse hada waxey haystaa caruur agoon ah Kuwaasi oo masuuliyaadoodi ay dusha ka saaran tahay hooyadani.

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here