Hooya shanqaro isaaq kuusow oo bulshada ka codsatey in laga Caawiyo noolsha ay ku nooshahay .

0
189

Shaqaro isaaq Kuusow waxey ka mid ah tahay bulshada dhowaan ka Soo guurey degaanada hoos yimaada magaalada baydhabo waxeyna Hada ay ku nooshahay guri kiro ah oo ku yaaala duleedka magaalad Baydhabo Waxaana hooya shaqaro halkaasi kula nool waalidkeeda Iyo caruur ay dhashey.

Mudo ayaa laga jogaa xiliga ay ka soo guurtey degaankeedi waxeyna Ay magaalada u timid in ay caruurteeda u hesho waxbarsho iyo nolal Ka duwan tan baadiyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here