Hoos u dhac laga dareemayo Qiimaha Yaanyada lagu iibiyo Suuqyada Jowhar.

0
205

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goobaha lagu iibiyo Yaanyada Suuqayada Magaalada Jowhar Xarunta Gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa laga dareemayo hoos udhaca balaaran ka dib markii ay xirantay Wadda Xiririsa Jowhar iyo Balcad gaar ka mid ah Ganacasatada Jowhar ayaa waxay ka hadleen isbadelka Yaanyada ee hoos u dhacday.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here