Hoos u dhac laga dareemayo Qiimaha Qudaarta lagu iibiyo Suuqyada Balanbale

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili lagu guda jiro Tabanka dhexe ee Bisha Barakeysan Ee Ramadaan, Suuqyada waa weyn dhanka Qudaarta ee Magaalada Balanbale Ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga dareemaya Hoos u dhac ku yimid Qudaarta taas oo Bulshada si weyn oo ka faaidasatay Ramaadanka Qiimaha jaban oo lagu kala iibsanayaa noocyada Qudaarta kala duwan

Qaar ka mid ah ganacsatada Qudaarta ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay sababta keentay hoos u dhaca Qudaarta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here