Hoos u dhac Ku yimid Qiimaha lakala Siisto Dalagyada oo laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Baydhabo

0
330

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweenka ku ganacasada iibinta badarka ka soo go,a beeraha ee ku nool Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxey shegeen in suuqa laga dareemaayo u diyaaar garowga beer abuurka, ayigoo dadka beeraha ay yihin kuwa suuqa u soo doonta abuurka beeraha meesha, qaar ka mid ah beeraleyda ay keydsadeen abuurkii hore oo ka soo go,ay beerahooda.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macallin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here