Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magaalada Baydhabo

0
281

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qiimaha qudaarta ee Suuqyada Degmada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa mudooyinkii uga dambeyay laga dareemeyaa hoos u dhac balaaran maadaama waqtiyadii hore qudaarta ay aheyd mid qiimaheeda uu aad u sareeyay, waxaana markii hore qudaarta lagu iibiya suuqayada qudaart ee Magaalada Baydhabo laga keeni jiray Gobalka Shabeelaha Hoose balse mudooyinkii uga dambeyay ayaa beeraha qudaarta ee Degmada Baydhabo waxey soo saareen qudaar kala duwan oo ku filan Ganacsatada iibisa qudaarta.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here