Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada Kismaayo

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee qudaarta suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubadda hoose ayaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid kadib markii inta badan ay soo go’een qudaartii ku taalla beeraha gobolka jubadda hoose.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here