Hoos u dhac ku yimid Qiimaha Digaaga Suuqyada Magaalada Baydhabo

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo ay fooda nagu soo heyso maalamaha Ciidul Adxa ayaa waxaa jira diyaar garow dhan kasta oo ay Muslimiinta Sameynayaan sida Caadiga ahayd Ciidan waxaa inta badan dadku qalaan Xoolaha kala Duwan sida Ariga Lo,da iyo Geella Balse Waxaa suuq yaraan soo Wajahdey Ganacsatada iibisa Digaaga noocyadiisa kala duwan oo Inta badan aysan dadku iibsan maalmaha ciidul Adxa maadama ay Badaan bulshada Wada qalaan Ariga lo’da iyo Geela.

Qaar ka Mid ah ganacasatada iibisa digaaga ee suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxey ka hadleen isbedelka ku yimid suuqa iyo goobaha laga keena digaaga ay ku ganacasadaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here