Hoos u dhac ku yimid Qiimaha dharka hareeraha waddooyinka lagu iibiyo ee Magaalada Baydhabo.

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira hooyooyinka badan oo in mudo ah ku jira iibinta dharka noocyadooda kala duwan kuwaasi oo ka raadsada dhaqaalaha ay guryahooda ku biilan lahayeen.

Ganacsatadaan ayaa waxey dharka ku iibiyaan suuq weynaha magaalada baydhabo iyadoo sidoo kale iibiya dharka diyaarsan ee baatiyaasha ah kuwaas oo iibsada dadka safarleyda ah ee u baahan dharka diyaarsan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here