Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaweynaha Liberia, George Weah, ayaa soo dhoweyn sharafeed u sameeyey 18 jir ku shaqeysa mootada, kaasoo helay US $50,000, una soo celiyey haweeney ganacsato ah, oo lacagtii kaga luntay gobolka waqooyi bari ee Nimba
Madaxweyne Weah, ayaa kula kulmay Emmanuel Tolue xaflad ka dhacdey caasimada magaalada Monrovia isniintii, isagoo guddoon siiyey lacag iyo deeq waxbarasho
madaxweynaha ayaa siiyey ninkani yar lacag dhan US $10,000, oo noqoneysa laba mooto oo cusub, si ay wax ugga badalaan duruufaha uu kunool yahay iyo sidoo kale iney u noqoto dhaqaale joogta ah.