Hirshabelle Oo Sheegtay in wax laga qaban doono Goobaha uu ka jilacsanyahay Wabiga.

0
164

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlayay waxka qabashada wabiga shabelle ayaa ka dhacay wabiga dhexdisa iyadoo ay goob joog ka ahaayeen ururarada haweenka, maamulka degamada jowhar, ciidamada amniga,wasaaradda beeraha hirshabelle iyo wasaaradda haweenka hirshabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here