Hey’addaha Samafalka Oo Loogu Baaqey in gurmad la gaarsiiyo Bulshada Barakacayaasha Shabeelada Hoose

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabbelada Hoose waxaa ku nool Qoysas Badan oo Barakacaayaal ah kana soo Barakaceen Deegaano iyo Degmooyin Ka tirsan gobolka, kuwasi oo Dhiibaatooyin kala duwan ku heysta Xerooyin barakacaayaal ah.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Maxamed Ibraahim Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Socdaal ku tagay deegaanka Lafoole Ee Gobolka Shabeelada Hoose iyo deegaanka Ceelasha Biyaha oo hoos taga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here